Beesha Caalamka oo ka Xumaatay Nuuca doorasho ee ku heshiiyeen DF iyo Maamul Goboleedyada

War Saxaafadeed kasoo baxay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu cadeeyay in ay ka xun yihiin nuuca doorasho ee ku heshiiyeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada. Beesha Caalamka ayaa qoraalka kasoo baxay lagu sheegay in hanaanka doorasho ee la shaaciyay uu ka hooseeyo yoolkii Soomaaliyeed ee muddada dheer lagu taamayay ee ahaa cod-bixin … Continue reading Beesha Caalamka oo ka Xumaatay Nuuca doorasho ee ku heshiiyeen DF iyo Maamul Goboleedyada